War Deg Deg Ah : In ka badan 190 Xildhibaan oo hada kulan ku leh Muqdisho

Waxaa goordhaw Hotelka SYL ee kuyaala agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan uga furmay Xildhibaano tiro badan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ,kuwaa oo kasoo horjeeda Siyaasada Gudoomiye Jawaari. Xildhibaanadan kulanka ku leh Hotelka SYL ayaa gaaraya sida aan wararka ku helnay 193-Xildhibaan, waxa ayna Xildhibaanadan yihiin kuwii dhawaan mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadan kulanka … Continue reading War Deg Deg Ah : In ka badan 190 Xildhibaan oo hada kulan ku leh Muqdisho